Daawo:Qaabkii Axmed madoobe u boobay wasaarada Dhalinyarada Jubbaland iyo Baaq loo diray dowlada Soomaliya

axmedmadoobe

Xaruntii Loo dhisay wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa si Booba ku dhacay Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe taas oo ka dhigay Maqaaxi.

Xaruntaan ayaa waxaa Dhaqaalaha Bixiyey Hay’ada SSF waxaana lasoo mariyey dowlada Soomaliya waxuuna qorshaha ahaa Magalada Dhameeyo in lagu wareejiyo wasaarada Dhalinyarada Jubbaland.

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Deeq faandhe ayaa waxuu soo bandhigay Qaabkii ay soo Martay Dhismaha wasaarada Dhalinyarada Jubbaland iyo balanqadkii loo sameeyey wasarada dhalinyarada jubbaland iyo Dhalinyarada Jubbaland ee ahaa in lagu wareejinayo dhismahaan marka ladhameeyo.

Ugu dambayntii Musharax Deeq faandhe ayaa dowlada Soomaliya iyo Hay’adaha SSf ugu Baaqay inay wax ka qabtaan dhismahaan loogu talagaly Danta guud oo hada loo badalay Danta Gaarka ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.