Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/ Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo Maanta Shir Jaraa’id Ku qabtey Magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu si aad u Cambareyay Dilalkii Kala duwana ee Ka kala dhacay Dhuusmareeb iyo Gaalkacyo,
Madaxweynaha ayaa Ugu horeen tacasiyo u direy Dhaamaanba umadda Soomaaliyeed , gaar ahaan Ehladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen Dadkii Shacabka ahaa sida Xaqdarada ah loogu diley Deeganada Galmudug, Isagoona Alle ugu bariyay in jannadii Fardowso ka waraabiyo.
Leave a Reply