War saxafadeed la sheegay inuu ka soo baxay Xafiiska xeer ilaaliyaha Guud ee Jubbaland ayaa loogu digay cid walba oo ku lug leh falal la xiriira kicinta bulshada iyo ka been abuurka laamaha ammaanka Jubbaland.
Warsaxaafadeedkaan ayaa cidna ku saxiixnayn balse waxaa lasheegay inuu xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Jubbaland inay kasoo baxday.
Leave a Reply