
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Addis Ababa ku geeriyooday Abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Sangub), sida ay BBC-da u sheegeen dad la socday xaaladda abwaanka oo ku sugan Addis.
Abwaanka ayaa mudooyinkii u dambeeyay xanuunsanaa.
Toddobaadkii hore ayuu soo cumraystay, maalmihii u dambeeyay ayuuse ku sugnaa Adhis Ababa isaga oo halkaas lagu qalay.
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in loo qaadayo magaalada Jigjiga si halkaas loogu aaso.
Leave a Reply