Ciidamadii Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe sheegay inay ku filan yihiin amniga Jubbaland gaar ahaan Doorashada Madaxwaynaha iyo Baarlamaanka Jubbaland ayaa sheegay inaan Musharax aan ahayn Axmed madoobe lagu soo dhawayn Karin Jubbaland.
Gaashaan Dhexe Haybe Axmed Cabdulaahi oo kamida Ciidamada Amniga Jubbaland ayaa sheegay inaysan soo dhawaynayn Musharaxa aan ahayn Axmed madoobe.
Leave a Reply