Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka dhooblay oo kulan ku yeeshay magaalada Dhoobley ayaa war-murtiyeed kasoo saaray waxayna Taageero u muujiyeen Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Dowlada Kenya iyagoo Dowlada Soomaliya ugu baaqay inay Muranka Kenya kala Dhaxeeya lagu dhameeyo wadahadalo.
Leave a Reply