Senator Cabdulaahi Shiiq Ismaaciil Fartaag oo kamida Senatorada aqalka Sare ee Soomaliya ayaa waxuu noqonayaa Senatarkii ugu horeeyey ee waaya Xilka Senatornimo.
Xilka qaadista Senator fartaag ayaa timid kadib markii uu garab Istaagay Axmed madoobe iyo Dowlada Kenya oo ah cadowga ummada Soomaliyeed.
Beesha Reer Ugaas Sharmaarke oo kamida Beelaha Mareexaan ee daga Jubbaland ayaa shir aan Caadi ahayn oo ay yeelatay waxaay Xilka Ka qaadeen Senator Fartaag waxayna Gudoomiyaha aqalka Sare ugu baaqeen inuusan soo xaadirin Gudoonka aqalka Sarre ee Soomaliya inta ay kasoo dooranayaan Xubin kale oo Fartaag badasha .
Leave a Reply