Sawiro:Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Somaliya ayaa gaaray Dhuusamareeb

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Somaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug

Wasiirka arimaha Gudaha Soomaliya Sabriye iyo wafdigiisa ayaa kulamo la qaadan doona madaxda Ahlu Sunna iyo Xaaf inkastoo Madaxweyne Xaaf sheegay inuusan la kulmi doonin madax kasocota faderaalka

Ilaalada Madaxwaynaha Galmudug Xaaf ayaa amray in deegaanada Galmudug aysan imaan karin masuuliyiin kasocda faderaalka balse amarkaas ayaa waxaa ka horyimid madaxda Ahlu Sunna Shiiq shaakir ee maamula magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.