
Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa gaaray Maanta Xildhibaanadii Caraysnaa ee ka tirsanaa kooxda Qabyo kuwaas oo cadaado u aaday sidii ay xaaf ugu soo dhawayn lahaayeen.
Xildhibaanadaan oo ka tirsan labada aqal ee Barlaamanka Somaliyeed kana mida kooxda qaran damus ayaa waxaa kamida Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Bashir Buqaari, Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) iyo Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye.
Maamulka Degmada Cadaado ayaa Xildhibaanadaan kasoo kicitimay Muqdisho kusoo dhaweeyey Garoonka diyaradaha Magaaladaas.
Leave a Reply