Jamaal Sahal Maxamuud waa Muwaadin Somaliyeed oo ku xanuunsan Magaalada Muqdisho mudo 7 sano ah ayuu sariir xanuun u saaranyahey
Jamaal ayaa ku dhaawacmey xabad wiifto ah oo ku dhacdey 2013 waxayna saameysey qayba jirkiisa ka mid ah
qaarka dambe ee jirkiisuna waa bilaa dareen uu san kantarooli karin
waxana uu ii sheegey in xanuunkiisa dalka waxba Looga qaban waayey Islamarkaana uu san awoodin dhaqtar dibadeed
Hadaba ku caawi walakaaga xanuunsan waxaad awoodo
Hadii aadan wax kale awoodin
Share dheh Oo La wadaag asxaabtaada
Leave a Reply