Magaalada Garowe ee Xarunta Dowlad Goboleedka Puntland waxaa saaka shir jaraa’id ku qabtay xubnaha uu ka koobnaa Guddiga dorashooyinka Puntland.
Shirkooda jaraa’id ayey ku faah faahiyeen daruufaha ku kallifay in ay is wada casilaan iyaga oo Madaxweynaha Puntland uga mahad celiyay in uu ka aqbalay is casilaaddooda.
Leave a Reply