
Sawiro:Gudoomiye Mursal oo kulan la qaatay Wakiilla Midowga Afrika ee Soomaaliya
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya Ambassador Francisco Caetano Madeira. Guddoomiyaha […]