Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2019

No Image

Madaxweyne Soomaliya oo ka Guddoomay Suldaanka Cummaan hambalyo ku aaddan Todobaadka Xorriyadda

29th June 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka Guddoomay walaalkiis Suldaanka Saldanada dalka Cummaan Suldaan Qaabuus Binu Siciid hambalyo ku aaddan sannadguuradii 59-aad […]

Maxamed Qanyare Oo Goordhow Ku Geeriyooday Muqdisho

29th June 2019 admin 0

Allaha unaxariistee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda Federaalka Soomaaliya. Maxamed Qanyare Afrax ayaa […]

No Image

Caabudwaaq:Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan laqaatay dhalinyarada

29th June 2019 admin 0

-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo ay wehliyaan xildhibaanno deegaan doorashadoodu ay tahay Caabuudwaaq iyo wasiirro ayaa gudaha Caabuudwaaq ee […]

No Image

Daawo:Kulankii Dhexmaray Bulshada Caabudwaaq iyo Ra’iisawasaare Khayre

28th June 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Caabuudwaaq kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool magaalada. Kulanka […]

No Image

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Yeeshay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Caabuudwaaq

28th June 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Caabuudwaaq kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool magaalada. Kulanka […]

No Image

Aas Qaran oo loo Sameeyey Guddoomiyihii Maxkamadda Puntland

28th June 2019 admin 0
No Image

Daawo:Toos Caabudwaaq iyo Ra’iisalwasaare khayre oo Gaaray

28th June 2019 admin 0
No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Shir Amniga Looga Hadlayo Oo Lagu Qabtay Cadaado

28th June 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shir amniga looga hadlayo oo lagu qabtay magaalada Cadaado. Shirka ayaa looga hadlay […]

Daawo:heshiis ay wada Gareen Madaxwaynaha Galmudug iyo Ra’iisalwasaare Khayre

28th June 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wada hadallo mira dhal ah […]

No Image

Sawiro:Caabudwaaq oo udiyaar Garoowday Soo dhawaynta Waftiga R’iisalwasaare Khayre

28th June 2019 admin 0

Magaalada Caabudwaq ee Xarunta Waxbarshada Galmudug ayaa waxaa kusoo wajahan wafti balaaran oo uu hogaaminaayo Ra’iisalwasaaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre. Maamulka iyo shacabka Degmada Caabudwaaq […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xariga Ka Jaray Xaruma Ciidan Oo Reer Cadaado Ay Isxilqaan Ku Dhiseen

28th June 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xarigga ka jaray laba xarun oo dadka reer Cadaado ay si isxilqaan ah […]

No Image

Madaxweyne Waare oo ku baaqay in la joojiyo colaad Beeleedyada ku soo noq-noqday degaanno ka tirsan Hiiraan

28th June 2019 admin 0

Madaxweynaha Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa waxgaradka Beelaha Gobolka Hiiraan ugu baaqay in ay joojiyaan colaadaha soo laa-laabta, wuxuuna sidoo kale ka tacsiyeeyay Dadka ku […]

Daawo:Wafdi iskugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Galmudug oo soo gaarey Caabudwaaq

28th June 2019 admin 0

Sawiro:Wafti Kasocda Dowlada Soomaliya iyo Maamulka Galmudug oo Gaaray Caabudwaaq

27th June 2019 admin 0

Wafdi iskugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo gaarey magaalada Caabudwaaq ee Gobolk Wafdigaan oo uu hogaaminayay Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Goboleedka […]

No Image

Madaxwaynaha JFS oo qaabilay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.

27th June 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mudane James […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes