
Daawo:Qaabkii Wasiirka arimaha Gudaha Dhuusamareeb loogu soo dhaweeyey
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa gaaray magaalada dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug. Wasiirka […]