Madaxwayne Kuxigeen 1aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid oo Kismaayo kusoo laabtay ayaa waxuu sheegay inuu dhibsaday hadalka isbadal doon, waxaa kaloo uu sheegay iny doorashada Jubbaland u dhacayso sidaan ugu talagalnay.
Dhanka Kale Madaxwayne kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland ayaa waxuu sheegay Musharaxiinta Jubbaland inay Tixgaliyaan Masuuliyiin Xukunka Jubbaland Haysa Madaama ay xaalado kala duwan kasoo Mareen dhismaha Jubbaland.
Leave a Reply