Dhageyso:Gaarisa Ciidamada Kenya oo Shacab Kenyana Dhibaateeyey

Hogaamiyaasha laga soo doortay maamulka Garissa ee Waqooyi Bari, Kenya ayaa cabasho ka muujiyay xadgudubyo ay shegeen in ciidamada miliriga dalka Kenya ee ku sugan xuduudda Kenya iyo Somalia ay kula kacaan shacabka gobalka.

Hogaamiyayaasha ayaa sheegay in dhacdadii ugu ay ciidamada qabsadeen islamarkaana muddo uu xirnaa qof ka mid ah dadka deegaanka, oo jirdil xooggan ay ku sameeyeen

Xigasho Voa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.