
Waxaa Mar dhow garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo kasoo dagi raba Hogaamiyaha Jubbaland axmed Madoobe kasoo muo ka badan Magaalada Nairobi iska Fadhiyey.
Garoonka Diyaaradaha e Magaalada Ksimaayo waxaa kusugan dad isugu jira Dhalinyaro, haween iyo odayaal lasoo qasbay si ay uga qayb qaataan soo dhaweynta Axmed madoobe.


Leave a Reply