Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacday munasabad lagu wareejinaayey Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida iyo Wasiiru dawlaha wasaaradda Gaashaandhigga Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya .
Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida iyo Wasiiru dawlaha wasaaradda Gaashaandhigga Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa waxay uga Mahadceliyeen Maamulka iyo Bulshada Degmada Balanbal sida wanagsan ee ay Dowlada Soomaliyeed ugu soo wareejiyeen Gadiidka dagaalka iyo Ciidamadaan tiradooda gaarayso 700.
Ciidamadan ayaa si toosa ugu biiri doona kuwa xoogga dalka Soomaliyeed, waxaan dhawaan lagu bilaabi doonaa Diiwaan galin.
Naftaada Nabada Bar
Leave a Reply