Wafti ka kooban Saraakiisha ciidamada qalabka sida qaybahooda kala duwan oo uu hogaaminayaan Wasiiru Dawlaha Gaashaandhigga Maxamed Cali Xagaa, Taliyayaasha Booliska, Xoogga Dalka, Asluubta iyo Xildhibaano ka tirsan dowlada federaalka ah oo kamid yahay Xildhibaan Faarax Xasan ayaa soo gaaray Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud.
Waftigaan ayaa Waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay Degmada Balanbal Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi, Xildhibaanad Nadiifa Jaamac, iyo Maamulka Degmada Balanballe.
Ujeedada Safarka Saraakiishan ayaa ah Diiwaan galinta Ciidamada Ku sugan Degmada Balanbale iyo deegaanada ku xeeran.
waa warbixinta Naftaada Nabada Bar
Leave a Reply