Suuqa weyn ee Bakaaraha oo muddooyinkii u dambeeyey aad loo adkeeyey ammaankiisa ayaa waxaa maanta kormeer ku tagay Maamulka degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Degmada Hawlwadaag Mudane Mustaf Cali Khayre kuwaas oo kawarbixiyey hawlaha ka socda Suuqayn ee Bakaaraha.
Leave a Reply