Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Hargeysa, ayaa maanta saddex sano iyo Lix bilood oo xadhig ah ku xukuntay wariye Samafale Cabdimaalik Sheikh Muuse Coldoon.
Wariye Coldoon ayaa loo haystay in uu wax ka sheegay dugsiga Abaarso iyo madaxweynaha Somaliland. muse bixi Cabdi.
Taliska Muuse Biixi ayaa waxuu xabsiga u taxaabay dhalinyaro badan iyo culumo badan oo ka horyi.id hab dhaqankiisa qalafsan.
Leave a Reply