
Wararka naga soo gaaray Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegayaan in Mamulka Degmada Ceelwaaq ay ku soo roogeen shaqaalaha hayadaha samafalka ee joogo Degmada in laga rabo qofkiiba lacag .
Amarkaan kasoo Baxay Maamulka Ceelwaaq ayaa waxaa lagu sheegay haya,adaan bixin lacagtaan ay ka tagto Degmada.
Waxa kalo layaab badan Mamulka Degmada oo hooy u ah Ceelwaaq Kenya Hadana aan damaanad qadi karin shaqalaha naftooda iyo Amnigooda oo jooga Degmada inay lacago dheeraad ah kusoo rogaan..
Leave a Reply