Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Maxamed C/Raxmaan Dhabana-cad ayaa waxaa uu sheegay in isaga iyo Wasiirro kale ay Garoowe uga tageen sidii Ra’isalwasaare Khayre iyo waftigiisa ugu soo dhaweyn lahaayeen Waqooyiga Gaalkacyo Balse Ra’isalwasaaraha uu diiday soo dhaweyntooda islamarkaana ay dalbadeen in waqooyiga Gaalkacyo ay banaaanbax uga qeyb galaan sida uu hadalka u dhigay.
Leave a Reply