Marwo Caasho Geele Diiriye oo kamid ah aqoonyahanada Puntland horayna uga tirsanayd Wasiiradii hore ee Puntland ayaa waxay ka hadashay Fashilkii ku yimid Masuuliyiinta ugu sareeysa Puntland kadib markii ay isku dayeen inay Raiisalwasaare Khayre ka hor istaagaan imaantinka Puntland gaar ahaan Waqooyiga Gaalkacyo .
Leave a Reply