Xildhibaan Xasan yare oo kamida Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya lagana soo doorto Jubbaland saxiib dhawna la ah Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxuu sheegay Qaraxii ka dhacay Kismaayo oo dad badan ku wax yeeloobeen waxaa laga soo abaabulay Villa Soomaliya.
Leave a Reply