Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in goordhaweyd uu ka dhacay halkaasi qarax ismiidaamin ah kaas oo qasaaro gaystay.
Qaraxaan ayaa ka dhacay Maqaaxi ka soo horjeeda Xarunta Inji ee uu ku shaqeeyo Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug.
Hal qof ayaa ku dhintay Seddax kalana dhaawacyo ayaa ka soo gaaray qaraxaas waxaana dhici karta in dhimashada intaas ka badato.
Leave a Reply