
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa magacaabay guddiga qabanqaabada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug, kuwaasi oo ka kooban 12 xubnood.
Hadalkan hoose ka akhriso wareegtada xubnaha la magacaabay


Leave a Reply