Guddiga Doorashada Axmed Madoobe ayaa soo badhigay jadwalka diiwaan galinta Musharixiinta u tartameysa xilka Madaxwaynaha Jubbaland.
Dhanka kale guddiga ayaa soo saarey Xeerka iyo Shuruudaha looga baahayahay Musharraxiinta u tartamaya Xilka Madaxwaynaha Jubbaland.
Gudigaan ayaa ah Gudiga aan Madax banaanayn kuwaas oo ku shaqeeyo Maraka Hogaamiyaha Jubbaland axmed madoobe.
Hoos ka Akhriso Tusmada Jadwalka Diiwaan galinta iyo shuruudaha Musharixiinta.



Leave a Reply