
Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxuu magacaabay Guddi soo Diyaarin doona Sharciga Doorashooyinka Qaranka.
Guddigan uu Magacaabay Guddoomiye Mursal ayaa ah Guddi ku-meelgaar isla markaana waxaa ka kooban yihiin 15 xubnood Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Xalay Bay ahayd Markii Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaliya iyo Safiirka Ingiriiska u jooga Soomaliya ay kawada Hadleen Doorashada 2021.


Leave a Reply