Qaar Kamida Xildhibaanada Puntland oo kulan kuqaatay Xarunta Baarlamaanka Puntland ayaa waxay Sharci daro ku tilmaameen Xariga loo gaystay Guddiga Dhismaha Wadooyinka Magaalada Boosaaso.
Xildhibaanadaan ayaa waxay ugu baaqeen maamulka Puntland inay sii daayaan Guddiga Magdhowna iyo xaal marina siiyaan.
Leave a Reply