Madaxweynaha dowladda Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Jowhar ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya.
Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xusseen, guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle, iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Hirshabeelle.
Leave a Reply