
Saraakisha Jabhada Caare oo shir Jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa shegay shegay inay degaano ka qabsadeen Ciidamadda maamulka somalidiidka ah ee Somaliland.
Afhayeen u hadlay Jabhada Col caare ayaa sheegay in ciidamadda Maamulka Somaliland kala wareegeen degaanka Mayd ee gobalka sanaag isla markaan ay ka dileen Ciidamadda Somalidiidka 20 Askari.
Leave a Reply