
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wefti ka ka socda jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa oo uu hoggaaminayo wakiilka gaar ah ee xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Soomaaliya Ambassador James Swan.
Leave a Reply