Barmaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasada ee uu daadihiyo Wariye Sarre Duraan Shirwac ayaa waxaa Lagu soo qaatay joogitaanka Ra’iisalwasare khayre ku jooga galmudug mudo bil ku dhow iyo dib u heshiisiinta looga dhawaaqay Magaalada Dhuusamareeb taas oo beelaha Galmudug qaar ogalaadeen qaarna diideen.
Barmaamijka Dareenka shacabka iyo Siyaasada ayaa lagu falan qeeyey arimaha qalafsan ee kajira Galmudug oo kamid yihiin shirka ka socda Hobyo iyo heshiiska Ehlusuna la gashay Ra’iisalwasaare Khayre.
Leave a Reply