
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan Allaha Unaxariistii Nabadoon Rashiid Dhuure inuu u geeriyooday Dilkii ay gaysteen ilaalada Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Nabadoon Rashiid Dhuure ayaa waxuu kamid ahaa Nabadoonada Jubbaland gaar ahaan kuwa Beesha Gaaljecel kaas oo caawa u geeriyooday dil ay gaysteen Maamulka Jubbaland.
Leave a Reply