
Daawo:Gudoomiyaha Mursal oo qaabilay wafdi ka socday xafiiska Qaramada Midoobay
Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Pramila Patten oo ah u qeybsanaha gaarka ah ee xoghayaha […]