Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi ayaa waxuu ka hadlay Dilkii Magaalada kismaayo loogu gaystay Nabadoonka Beesha Gaaljecel waxuuna Ugaas Maxamed Ugaas xaashi tacsi udiray Qoyskii, Beeshii iyo Bulshada Soomaliyeed ee uu kabaxay Nabadoon Rashiid Dhuure asagoo eebe uga baryey inuu dambigiisa dhaafo ehehladii uu katagayna Samir iyo iimaan kasiiyo.
Leave a Reply