Magaalada Garoowe ayaa waxaa Maanta ka socota Munaasabada Sanad Guurada 21-aad ee Aas Aaaska Puntland taas oo si heer sare ah loo soo agaasimay.
Munaasabadaan lagu wayneynayo Maalintii la aas aasay Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxaana ka qeyb galay Madaxda ugu sareeysa Puntland, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal,Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Aqalka Sare Abshir Bukhaari, Xildhibaano kasocota dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale kale
Leave a Reply