Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay shir ay yeesheen Beesha Cawlyahan oo kaga arin sanayeen arimaha Jubbaland oo uga horayso doorashada lafilayaao inay dhawaan ka dhacdo Kismaayo.
Kulankaan ayaa waxaa ka hadlay waxgarad, dhalinyaro, waxagarad iyo Ugaaska Beesha Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane waxuuna Ugaas u sheegay Axmed madoobe inuu inadha iska tuurin Beesha Cawlyahan ma aqbalayaan inaad ku xadgudubtid dhaqankooda.
Leave a Reply