Midowga Musharaxiinta Jubbaland oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa waxay Tageereen qoraal kasoo baxay wasaarada Arrimaha Gudahah Soomaliya taas dowlada Soomaliya kaga hortimid habka loo marayo Doorashada Jubbaland.
Musharaxiinta Juubbaland ayaa waxaa sheegeen inaysan Aqbalayn Odayaasha been abuurka ah ee Axmed Madoobe samaystay iyo inaysan aqbalayn habraaca doorashada ee uu samaystay Axmed madoobe.
Leave a Reply