
Wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa soo soortay war saxaafadeed ay uga hadleysa hanaanka laga rabo doorashadda Maamulka Jubbaland Land , iyadoo Maamulka Jubbaland ugu Baaqday inay Maraan Hanaanka Doorasho ee maamul goboleedyadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.


Leave a Reply