
Waxaa Xiisad adag kajirtaa Doorashada Jubbaland taas oo cabasho laga Muujiyey habka qaldan ee Maamulka Jubbalaland u qabanayaan doorashada.
Waxaa Dood adag oo looga hadlayo doorashada Jubbaland dhexmartay Madaxwayne kuxigeenka 1aad ee Jubbaland iyo Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdirishiid Xidig .
Leave a Reply