Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay kulan ay Magaalada Barakaysan ee MAKKA ee dalka Sucuudiga ku yeesheen Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirro ka mid ah dawladda Federaalka Soomaaliya sida Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha dibedda, Maaliyadda, Kalluumaysiga Soomaaliya iyo Wasiir Dowlaha Xafiiska Raysal-wasaaraha Soomaaliya.
Leave a Reply