Taliyihii Ciidamada Amisom Tigabu Yilma ayaa xilka laga qaaday kadib markii lagu helay Inuu laaluush ka qaatay Hogaamiyaha waqtigiisa dhamaaday ee Axmed Madoobe.
Ciidamada sirdoonka Soomaliya oo kaashanaya kuwa Itoobiya ayaa waxay heleen xogat inuu Taliyihii Hore Amisom Tigabu uu lacag badan ka qaatay axmed madoobe.
Warar aan la xaqiijin ayaa waxay sheegayaan inuu Tigabu Yilma kuxiran yahay xabsi ku yaala Magaalada Addis Ababa.
Leave a Reply