Deegaanada Jubbaland ayaa waxaa ka bilowday Bananbaxyo looga soo horjeedo Axmed Madoobe kaas oo isku doortay Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meelgaarka ah ee Jubbaland.
Bananbixii ugu horeeyey ee looga soo horjeedo Axmed Madoobe iyo Dowlada Kenya ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo waxayna ka qayb qaatay dad aad u tira badan oo ku dhawaaqayey Dooni mayno Axmed madoobe iyo Kenya.
Leave a Reply