Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Golaha wasiirada Galmudug ee Taagersan Shiiq Shaakir ayaa kulan ay ku yeesheen Dhuusamreeb waxay kaga Horyimaadeen Ciidamo Amison ah oo kusoo wajahan Magaalada Dhuusamareeb iyo Odayaal dhaqameed kamida Odayaasha Galmudug oo kasoo socda Deegaanada Shababka ka taliyaan.
Leave a Reply