Waxaa maanta oo Jimco ah, doorashashadii ka dhacday magaalada Kismaayo ku guuleystay mudane Cabdinaasir Seeraar Maax oo noqday Madaxweynaha 3aad ee Jubbaland.
Doorashada Madaxweyne Seeraar ayaa waxaa aad ugu farxay oo si weyn u soo dhaweeyay Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel walboo ay joogaan, gaar ahaan shacabka reer Jubbaland ee dhibaatada caburinta iyo cadaalad darada soo daashatay sida ayey sheegeen qaar kamida Taageerayaashiisa.
Magaalada Kismaayo waxaay gashay Qalalaaso Siyaasadeed oo la ogayn waxa ay ku damabayn doonto Amniga Magaalada Kismaayo, waxaa kaloo Magaalada Kismaayo lagu doortay labo Madaxwayne oo kala ah Axmed Madoobe iyo Cabdirishiid Xidig.
Leave a Reply