South Africa oo noqotay kawaan Soomalida iyo Wiil lagu dilay

southafrica

Wadanka Koofur Afrika waaxaa xalay lagu dilay Wiil Soomaaliyeed oo goob ganacsi ku lahaa Magaalada Capetown ee dalka South Africa.

Wiilkaan la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay CabdiFataax Axmed Oogle oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaalida ee dalka Koofur Afrika.

CabdiFitaax ayaa kamid noqonaya boqolaal Soomaali ah oo naftooda ku waayay dalka Koofur Afrika iyaga oo dukaamadooda ay ku weeraraan Burcad hubeysan oo dukaamada dhaca.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.