Ciidamada Kenya ee kamida AMISOM ayaa Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka ku xiray Xildhibaan kamida Isbadal doonka Jubbaland.
Xildhibaankaan lagu xiray Magaalada Ceelwaaq ayaa waxaa layiraahdaa Faarah Macalin Bishaar waxuuna kamid ahaa dadka kasoo horjeeda Hogaamiyaha Fashilmay ee Axmed madoobe.
Leave a Reply