Guddoomiyaha Jaamacada Ummada Soomaaliyeed Prof: Maxamed Axmed Jimcaale iyo Gudi qaabilsan kor joogtaynta Imtixaanaadka Ardada cusub ee u soo u fariisanaya 27.ka Bishaan si ay ugu kala biiraan kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Umadda Faraceeda Galmudug ayaa maanta soo gaaray Degada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud
Waxaana waftiga markii ay soo gaareen Degmada Caabudwaaq ku soo dhaweeyay Agaasimaha Jaamacadda ummada Faraceeda Galmudug, Maxamuud Maxamed Cali Dirir, Waalidiin iyo Gudiga Ardada Jamaacadda, Aqoonyahano iyo Masuuliyiin kale.
Hoos kadaawo Warbixintii Naftaada Nabada Bar
Leave a Reply